Daawo Dr’s Adna Aadan Oo Magaalada Jabuuti Kulan Kula Qaadatay Madaxwaynaha Jabuuti Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Hargeysa..Ogosto.8,2017

Daawo Dr’s Adna Aadan Oo Magaalada Jabuuti Kulan Kula Qaadatay Madaxwaynaha Jabuuti Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen
Hargeysa(SM)Ogosto.8,2017-Ergayga gaarka ah ee wada hadalada Somaliland iyo Somaliya Dr’s Adna Aadan ayaa qasriga madaxtooyada Jabuuti kulan kula qaadatay madaxwaynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka


Salaanmedia/Hargaysa