DAAWO: Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiramxaan Cirro Oo Shaaciyay Degaanka Uu Ka Soo Jeedo Wasiirka Uu Ugu Hor-magacaabi doono Xukuumadiisa.

Laascaanood(Salaanmedia.com)_ Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa shaaciyay degaanka uu ka soo jeedo Wasiirka uu ugu hormagacaabi doono Xukuumaddiisa. Hoos ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=h91l3BahB-0