DAAWO: Odayaal Iyo Wax-garad Ka Soo Jeeda Degmada Gar-adag Oo Ka Dareeray Xisbiga KULMIYE Kuna Biiray Xisbiga WADDANI

Burco (Salaanmedia.com)_ Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag ayaa cududooda taageero ku biiriyay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa