Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Kala Direy Shaqaalihii Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay Qaybinta Kaadhka Codbixiyayaasha Gobolka Sanaag Hargeysa..Ogosto.11,2017

Hargeysa(SM)Ogosto.11,2017-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo gaadiidkii ka hawl galayay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolka Sanaag oo maalinka barri ah si rasmi ah u bilaabmaysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Salaanmedia/Hargaysa