Hambalyo hambalyo hambalyo
Hambalyo meher: Eng Abdi Ahmed Arab iyo Xaaskiisa waxay hamblayo kal iyo lab ahu dirayaan Boqorka Ahmed ismaaciil haaji nuur iyo Boqorada Huda Abdale Ali oo meherkoogu ka dhacay jimcihii 18 August 17 magaalada Birmingham ee dalka  UK.
Waxaanu leenahay.
Baraka laahu laka as baraka calayka wajamaca baynakuma bilkhayr. Aaammiiim