Daawo Muqaal:Madax Dhaqameedka Somaliland Oo Shaaciyey In Ay Soo Dhex Gali Doonan Khilaafka Golaha Wakiilada..07.08.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi , suldaanka guud ee beelaha Sacad Muuse oo maanta
la Hadley warbaahinta waxaa uu ka hadley khilaafka ka soo cusboonaadey doorashadii gudoomiyaha golaha wakiilada

Suldaanka ayaa xukuumada ugu baaqay in khilaafkaas ay sida ugu dhakshaha badan u xaliso waxaana uu cadeeyey hadii ay xukuumadu ku guul dareysato xalinta khilaafkaas in madax dhaqameedka dalku soo dhex gali doonan xalinta khilaafkaas