[Daawo] :- Faysal Cali Waraabe Oo Madal Madaxweyne Siilanyo Goob Joog Yahay Ku Soo Bandhigay Khaladaadka Xukuumadiisa ..” Madaxweyne Xukuumadani Waa Taadii Ee Ma Aha Tii Muuse”

Hargaysa (Salaanmedia.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe
oo maanta khubad ka jeediyey qalin jabintii Jamacada Hargeysa oo uu madaxweyne Siilanyo ka qeyb galay ayaa waxaa uu madaxweynaha hortiisa ku soo bandhigay khaladaadka ay xukuumadiisu gashey Faysal ayaa sheegay in xukuumadu boob ku hayso dhulkii jaamacada Hargeysa , isla markaana waxaa uu sheegay in uu madaxweynuhu wax ka qabto masuulyiinta Muuse Biixi Safarada u raaca oo uu sheegay in lacagtii umadu laheyd ugu olaleynayaan 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=35Oj-81EwbM&ebc=ANyPxKrTj-Y8flS2wHg7qZDv8LEdNiXz8_I-9DEVCjmtB0ALGlRXlrG03D15bc6kZlGBYZE3VGN3A8uyHHYx-Zhcluq0P_pQZA