Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro ayaa saaka soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargaysa si balaadhana loogu soo dhaweeyey.07.09.17

Musharaxa  xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro ayaa saaka soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargaysa si balaadhana loogu soo dhaweeyey,Musharax Cabdiraxmaan Ciro oo waajibaadka xajka soo gutay ayaa  saxaafada la hadlay kana hadlay qodobo muhiima oo ku saabsan Doorashooyinka,Xaalada guud ee Somaliland.

Lasoco Muqaal Iyo Sawiro ku saabsan safarka Musharaxa Cabdiraxmaan Ciro .

IMG_2379

Salaanmedia/Hargaysa