Ogaysiis: Tageerayasha Xisbiga Ucid ee uk waxa la ogaysinayaa in la qaban doono Kulan balaran oo ka dhici doona Galbeedka London.

Ogaysiis: Tageerayasha Xisbiga Ucid ee uk waxa la ogaysinayaa in la qaban doono Kulan balaran oo ka dhici doona Galbeedka London

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada Somaliland iyo Tageeerayasga Xisbiga ucid ee ku dhaqan Uk Waxa la ogaysinayaa in la qaban doono kulan balaran oo ka dhici doona Galbeedka London.laguna dardar gelinayo hawlaha xisbiga waxana ka soo qayb gali doona tagerayaal ka soo jeeda Deeganada Sool iyo Buuhodle ,Sanaag oo cududooda ku muujinaya xisbiga ucid.
Goobtu lounge Royale 1chignell place
West Ealing
W13 0TJ
LONDON
Tarikhda 09/09/17
Waqtiga :7PM

kala xiriir Nuura ciise Omaaar
Tel:00447402611760

Ucid logo