Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Fariin Adag U Direy Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Kana warbixiyay Kulan Ay La Qaateen Wafti ka Socday Hay’add Laga Leeyahay Maraykanka

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddiga ilaalinta iyo daba galka hantida Qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa fariin adag u direy xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,iyaga oo ka dhawaajiyay inay wadaan hawl gallo ay kaga hortagayaan in lagu ololeeyo hantida Qaranka.
Sidoo kalena waxay ka warbixiyeen ujeedada kulan ay la qaateen wafti ka socday hay’add laga leeyahay dalka Maraykanka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka