60 Goob Jooge Oo Caalami Ah Oo Ku Sugnaa Somaliland Oo U Kala Baxay Gobolada Dalka Somaliland

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Nov.11,2017-Lixdan goob jooge oo ka socday beesha Caalamka ayaa maanta u kala baxay gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland si ay uga qayb galaan doorashada madaxtooyada ee qabsoomaysa 13 bishan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtube.com/watch?v=cjCi5x5603I