DAAWO: “Mustaqbalkii Ayihiina Ayaa Gacanta Idinku Jira, Ninka Burco Kala Qaybinaaya Waligii Noqon Maayo Madaxweyne Somaliland Mideeya U Codee WADDANI”Muniir Axmed Cigaal

Burco (Salaanmedia.com)_ Kaaliyaha Murashaxa Xisbiga WADDANI ee Warbaahinta Muniir Axmed Cigaal ayaa fariin dardaaran ah u diray shacabka Rer Burco. Isagoo maanta kala hadlaayay khayriyada Magaalada Burco kumaan iyo kumanaan tageerayasha
WADDANI ah .

Hoos ka DAAWO.