Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Wakhtiga Hawada Laga Saarayo Dhamaan Baraha Bulshadu Ku Kulanto Fariin Amar Ahna Faray Xisbiyada Iyo Shirkadaha

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Nov.10,2017-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa goordhawayd waxay shaaca ka qaadeen wakhtiga rasmiga ah ee hawada laga saarayo dhamaan baraha bulshadu ku kulanto wakhtiga lagu guda jiro shaacinta madaxwaynaha iyo ku xigeenka ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka