Hogaanka Ciidamada Booliska Ee Ku Sugnaa Burco Oo Ka Hadlay Qaabkii Ay U Dhacday Codayntii Doorashada Gobolka Togdheer

Burco (Salaanmedia.com)_ Nov.14,2017-Hogaanka ciidamada Booliska Somaliland ee ku sugnaa magaalada Burco ayaa ka hadlay qaabkii ay codayntii doorashadu uga dhacdo gobolka Togdheer.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka