War Deg dega ..Natiijadda hordhaca ee doorashada Iyo Xisbiga Waddani oo hogaaminaaya..14.11.17
Tirada hordhaca ah ee doorashada Somaliland ayaa sheegaya in xisbiga Waddani ku horeeyo in badan ,Qaar ka mid ah xaafadaha magaaladda Hargeysa oo laga dareemayo in xisbiga Waddani ku guleystay.dad bilaabay in ay debaad degan, Guriga Musharax Ciro oo Ciidamo dheeraada la geeyey ..
UCID.. 44,000
Kulmiye 190,000
Waddabi 230,000
Natiijadda ayaa aad loogu kalsoon yahay in xisbiga Waddani aad ugu horeeyo.
Wararkale ayaa sheegaya in gabiley ay ka tagan tahay xaalad cakiran kadib markii la weeraray gudoomiyahii ololaha xisbiga Waddani.
Wixii war ah ee soo kordha Lasoco Salaanmedia dhawaan Insha Allah.
Salaanmedia/Hargeysa