Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Dugsiyo Waxbarasho Oo Dawli Ah Oo Laga Dul Taagay Calanka Iyo Astaanka Xisbiga KULMIYE

Hargaysa (Salaanmedia.com)_Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay dugsiyo waxbarasho oo dawli ah oo laga dul taagay calanka iyo astaanta xisbiga KULMIYE.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka