Daawo Barnaamijka Xiiso Badan Oo La Magac Baxay Isir Raaca Afsoomaliga Hargeysa..Dec.6,2017

Daawo Barnaamijka Xiiso Badan Oo La Magac Baxay Isir Raaca Afsoomaliga

Hargeysa(SM)Dec.6,2017-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij xiiso badan oo la magac baxay Isir Raaca Afsoomaliga,waxaana si wada jira u daadihinay Qoraa agaasime Maxamed Baashe Xaaji Xasan iyo Cabdi Good Abees.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargeysa