Daawo:Dadka Rayidka ah ee Gobolka Togdheer ayaa Ka Hadlay Khilaafka Golaha Degaanka ee Degmada Burco Baaq Culusna U Diray.05.12.17

Dadka Rayidka ah ee Gobolka Togdheer ayaa Ka Hadlay Khilaafka Golaha Degaanka ee Degmada Burco Baaq Culusna U Diray
Burco (SM) Doorashadii Goolaha degaanka Somaliland ayaa Loo Dareeray Tariikhdu markay ahayd 28/novernbar/2012 Waxaana u ku eega Mudo xileedkii loo doortay 28jii novernbar ee sanadkan aynu ku jirno, hasa ahaate waxaa loo sameyey mudo laba sano ah oo mudo kordhin ah.

Gobolka togdheer oo isagu kamid ahaa gobolada ay kazoo baxayeen 21 xildhibaan ayaa Wakhtiigii ay joogeen Goolaha degaanka degmada burco ku dhamaystay khilaafyo kala duwan oo hadheeyey mudo xiloodkoodii, iyagoo xildhibanadu ay ku kala qaybsamaan arimaha dhulka danta guud ah.

Salaanmedia/Burco