Deg Deg ]:- Shirkii Beesha Garxaajis Oo Goor Dhaweyd Hargeysa Lagaga Dhawaaqey Iyo Qodobada Lagaga Hadli Doono + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddida Beesha Garxaajis oo goow dhaweyd warbaahinta kula hadashey
magaalada Hargeysa waxaa ay shaacisay in dhawaan la qaban doono shirkii sanad laha ahaa ee beesha Garxaajis .

Guddida ayaa sheegay in goobta shirkaas lagu qaban doono iyo wakhtiga la qaban doono ay u magacaaben guddi qaban qaabo oo ka soo shaqeysa isla markaana magacooda goobta laga yeedhiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=zEgwOJUcCKE