Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtigii Ay Joojiyeen Iibkii Dhulka Danta Guud Ah..06.12.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hantidhawraha guud ee Qaranka Somaliland ayaa shaaciyay in 13-kii Noofember waxii ka danbeeyey ay joojiyeen iibinta dhulka danta guud ah,waxaana uu fariin u direy golayaasha deegaanka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka