Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gadiidka Oo Shaaciyey In Wasaarada Duulistu Ay Ka Mid Noqon Doonto Wasaaradiisa Oo Ay Hoos Imaneyso +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka cusub ee madaxweynaha Somaliland Md Muuse
Biixi Cabdi u magacaabey wasaarada Gadiidka iyo horumarinta Jidadka ayaa waxaa uu maanta la hadley warbaahinta

Wasiir Cabdilaahi Abokor ayaa waxaa uu warbaahinta u cadeeyey in wasaarada Duulista iyo hawda oo aanu madaxweyne Muuse Biixi u magacaabin wax wasiir ah ay toos u hoos iman doonto wasaaradiisa oo uu maamuli doono

Hadalkan ka soo yeedhay wasiirka ayaa waxaaa uu meesha ka saarayaa warar sheegaayey in Wasaarada Duulista loo magacaabi doono Haay’add Madax Banaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan