Aadan Dooc Oo Kamid Ahaa Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Burco Ku Geeriyooday. Bahada Salaan Media Group Oo Tacsi U Diraaya..12.01.18

A7210D56-F1E9-47D1-BFB1-57E66E0039F5

Burco (Salaankedia.com ) Alle hawnaxariiste Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) oo kamid aha waxgaradka Gobolka Togdheer ayaa maanta/Shalay ku geeriyooday magaalada Burco. Laguna Aasay Isla Maanta oo Jiimce. Ah Magaalada Burco

ALLE HAW NAXARIISTEE

Aadan Dooc wuxuu kamid aha Dadkii madaniga aha ee magaalada Burco, shakhsi samo talis ah oo axsaab badan dadkana uruuriya ayuu aha. Alle hawnaxareeste Marxuumku wuxuu ka soo qayb qaatay dibudhiskii Gobolka Togdheer, dhammaan bulshada rer Burco shakhsi ay yaqaanaana buu ahaa

Dhammaan Bahada Shabakada Salaan Media Group, hawl wadeenada Wariyaasha kala jooga Gobolada iyo adduunka & maamulka guudba. OO Uu Hormuud Ka Yahay Aniga Oo Ah Cabdi Khaalaq Diiriye Budhle (Laaqalo) waxay tacsi u dirayaan eheladii qaraabidii caruurtii iyo dhammaan shacbiga rer Burco ee uu marxuum Aadan Dooc ka baxay inuu samir iyo iimaan ka siiyo, maruumkana ku arsaaqo jannooyinkiisa waasaca ah.

Aamiin. Aamiin. Aamiin Aamiin