Daawo Beesha Gunbuur oo Magalada Burco ku Caleemo Saaray Suldaan Cabdisalaan Maxamed Jaamac..13.01.18

| January 13, 2018

Burco (SN) Waxaa Magalada Burco Lagu Caleemo Saaray Suldaan Cabdisalaan maxamed Jaamac oo Ka mid noqday Bahda Sulaadiinta gobolka togdheer.

Caleemo saarka suldaan cabdisalaan Maxmed Jaamac oo ka dhacay hotel golis ee magalada burco ayaa waxaa kazoo qayb galay Sulaadiin,Cuqaal, aqoonyahan iyo Qaybo kamid ah Beesha caleemo saartay


Salaanmedia/Burco

Category: Articles