DAAWO: Wasiirradda Arrimaha Dibadda Ee Dalalka Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Ka Wad-hadleen Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ismaaciil Cumar Geelle

Jabuuti (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar ku jooga maalintii labaad, Halkan hoose ka DAAWO arrimaha ay ka wada-hadleen labada Madaxweyne

Halkan Ka Daawo