Daawo:Maxkamadda Wareegta Ee Gobolka Sanaag Oo Xukun Ku Ridday Nin Kufsi Ka Geystay Ceel Af-weynFebruary 11, 2018

Maxkamadda Wareegta Ee Gobolka Sanaag Oo Xukun Ku Ridday Nin Kufsi Ka Geystay Ceel Af-weynFebruary 11, 2018
Sanaag(SM)- Maxkamadda Wareegta ee Gobolka Sanaag oo kormeer ku martay deegaanada Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolkaasi, ayaa qaadday Xukunno kala duwan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Kufsi loo geystay Dumar.

Maxkamadda Wareegta oo qaadday xukunno ay ka mid yihiin Kufsi, Tuugo iyo xukunno kale oo heer Gobolka ah, ka dib markii Maxkamadda wareegtaa kormeer ku martay deegaanno kala duwan oo Dacwadahaasi ka jireen, ayaa Dadkii ku eedaysanaa Dacwadahaasi qaarkood ku ridday xukunno Ciqaab ah.

https://youtu.be/3bNssGzAKkE

Salaanmedia/Hargeysa