Deg Deg Daawo Video:Cabdinaasir Garaad Abshir U jawaabay Cali khaliif.iyo Sir Culus Kashifay.Feb 10, 2018

Deg Deg Daawo Video:Cabdinaasir Garaad Abshir U jawaabay Cali khaliif.iyo Sir Culus Kashifay.Feb 10, 2018 – 6 Aragtiyood
Waxaa Goordhaweyd warbaahinta kula hadlay London Eng cabdinaasir garaad abshir Isagoona Ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxweynihii Hore Khaatumo cali khaliif galaydh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cabdinaasir ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Cali khaliif galaydh oo la ogaa lacagtuu siilaanyo ka qaatay iyo Qaabku Somaliland ku yimid in uu isimo reero soo Doorten Aflagadeeyo maalinkasta ulana hadlo sida ilma yar oo ciyaal ah.

Lataliyihii hore Siilaanyo Cabdinaasir ayaa uga digay Cali khaliif Hadalka Uu Ku Soo celcesho ee maagida Isimada Beelaha Dhulbahante.

 

 

https://youtu.be/zKWcCqJ_AL4
Salaanmedia/Hargeysa