Dhamaan Umada Somaliyeed Waxaanu Halkan Idin kula Wadaagaynaa Barnaamij Loogu Magac Daray (( Bandhig Dhaqameed __

Asc Wr Wb Dhamaan Umada Somaliyeed Waxaanu Halkan Idin kula Wadaagaynaa Barnaamij Loogu Magac Daray (( Bandhig Dhaqameed __

Kaas oo ay wadaan Ururka Bada Cas Ee Saldhigiisu yahay Dalka Sweden .Barnaamij kaas oo ku Saabsan Caruurta iyo Suugaanta Soomaliyeed. kasoo ka dhacaya Dalka Sweden Gaar ahaan Caasimada Stockholm Maalinta Jimcaha iyo Sabtida Bandhigaas oo dhaca Sanadkii walba hal mar fadlan nala wadaag Dhaqan kaaga Hooyo. waxa kasoo qayb galay Qoraayo badan…..
By:Media Bada Casbandhiga