Wiil Somaliyeed Oo Gurigisii La jabsaday UK London EastHam 25/02/2018

Wiil Somaliyeed Oo Gurigisii La jabsaday UK London EastHam Markii Wax Laga Wayayne Dharkii Guriga Yaalay La Googooyay Alaabtiine La Jajabiyay

Hadaba Shacabka Waxa La Ogaysinaya inay Guryahooda Ilaaliyan Marka Ay Baxayan iyo Marka aysoo Galayaan Hareeraha iska Eegaan

https://youtu.be/URiPWKcYh_g