Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ay go,aamo ka soo saareen heshiiska
saddex geesoodka ah ee dekada Berbera isla markaana ay ku taageereen
Sidoo kale Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaaay jawaa kulul ka bixiyeen faro galin ay sheegen in ay kaga timid qaranka Somaliya baarlamaanka xamar