Daawo: Wajigii Kobaad ee Mucawinadii Caruurta Xanuunsanaysay oo Dhamayd 5271$ oo La Gaadhsiiyey..April 23.18

Burco (SM) Qaar kamid ah Suxufiyiinta gobolka togdheer oo hore u baahiyey Muqaalka Caruur Yar yar oo Xanuunsanaya ayaa manta gaadhsiyey deeqo lacago ah oo kazoo gaadhay Umada Muslimiinta ah eek u nool daafaha dunida

Suxufiyiintani oo la kala yidhaahdo Maxamed SIciid Gaaxnuug iyo Maxbuub xuseen ismaciil ayaa ku wareejiyey deeqdaasi Abaha dhalay Caruurtaasi kayse Muuse Samatar,

Iyagoo sidoo kalena SHaaciyey Accoun dahabshiil ah oo loogu soo hagaajin doono wixii deeqo ah ee dambe.

Salaanmedia/Hargaysa