Ogaysiis X u s k a 18 M a y 2018

X u s k a 18   M a y 2018

 

Jaaliyada Somaliland UK ( SSUK ), waxay bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK ogaysiinaysa

In xuskii 18 May 2018 inagu soo fool leeyahay, loona baahanyahay inaynu u diyaargrowno. Kulkaa

Guddiga SSUK iyadoo xilkii ka saarnaa arrinkaa gudanaysa, waxay ogayssinaysa cidii danaynaysa

qabanqaabada sanadkan inay ka soo qayb gasho kulan la isugu iman doono maalinta Sabtida ee

 bishu tahay 14.04.2018 ( Zaman Lounge, 163 Goldhawk Road, London W12 8EN )  6.00 galabnimo

halkaas oo lagu lafo guri doono xafladaha maalinta la qaban doono.

 

Wa billahi tawfiiq

Guddida Jaaliyada Somaliland ( SSUK )