Talooyin kale oo ka mid Ah talooyinkii Luqmaan Al-Xakiim uu inankiisa baray..April 7.18

Asslamu Calaykum Walaal

Kani waa barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyo isdaba jooga oo aan kaga hadlaynay korinta iyo toosinta ubadka. Waxa
aan barmaamijkan ku soo qaadanyanaa qabytii ugu danbaysay ee waanooyinkii uu ninkii Luqman Xakiim la odhan jiray ku waaniyay inankiisa. Fadlan sii fidi.

Intiinii daawatay iyo intiinii sii fidisayba Allah khayr badan ha idinka siiyo.

Said Ali Ahmed
Ottawa