Cabdiqaadir Jirde oo Madal kaga sheekeeyey Dhacdooyin Sir ah oo uu uga soo Joogay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim CIGAAL May 7, 2018

Cabdiqaadir Jirde oo Madal kaga sheekeeyey Dhacdooyin Sir ah oo uu uga soo Joogay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim CIGAAL
May 7, 2018
Hargeysa (SM)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah siyaasiyiin waaweyn ee dalka, ayaa hadal uu ka jeediyey Munaasibad loogu ducaynayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Ibraahim Cigaal oo ku beegnayd sannad-guuradii 16aad ee ka soo wareegtay Geeridiisa, waxa uu ka sheekeeyey Dhacdooyin aanay bulshadu hore u maqal oo uu goobjoog ka ahaa ama dhexmaray marxuumka.
Haddaba Muuqaalkan hoose ka Daawo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo madasha xuska sannad-guurada 16aad ee ka soo wareegtay Geerida Marxuumka kaga sheekaynaya dhacdooyinkaas.

https://youtu.be/mPmGe5avSNg

Salaanmedia/Hargeysa