DAAWO: Xildhibaanada Golaha Wakiillada Oo Diiday In Gacanta Xukuumadda Dib Loogu Soo Celiyo Haamaha Shidaalka Berbera

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta diiday in gacanka Dawladda dib loogu soo celiyo Keydka Haamaha Shidaalka Berbera oo shirkaddo gaar ahi maamulaan wakhtigan.
Mooshinka la laalay ayaa waxa golaha horkeenay xildhibaano doonayay in dib looga noqdo heshiiska markii horre shirkadahaasi lagu siiyay,

Halkan hoose ka DAAWO warkan