Daawo:Wiilkii Qoyskiisa Baadi Goobka Ugu 12ka Sano Oo Hooyadii helay Warbixin Xiiso Leh May 28, 2018

Daawo:Wiilkii Qoyskiisa Baadi Goobka Ugu 12ka Sano Oo Hooyadii helay Warbixin Xiiso Leh May 28, 2018
Guushii Baadi Goobka Wiilkii Qoyskiisa Ay kala Maqnaayeen 14ka Sano , Daawo Cabdiwali Bootaan Oo 14 Sano kadib Mar Labaad La Midoobay Qoyskiisa Gaar Ahaana Hooyadii
–Sadex Sano Ayaan Ooyay Ayay Tidhi Hooyo Xaawo Cabdiraxmaan Oo Ah Hooyada Dhashay cabdiwali Kadib Markii ay Garanwayday Wiilkeeda Meel Ay Ugu Hagaagto
—Awel Waan Niyad Jabsanaa Hadase Waan faraxsanahay Waa Qaar Kamida Kelmahada Cabdiwali Bootaan –
— Dhib iyo Welwel Dheer Kadib Guul Ayay U tahay In Cabdiwali iy Hooyadii marlabaad Ay Midoobaan.

Salaanmedia/Hargeysa