Hogaamiye Xirsi Oo Jeelka Weyn Ee Hargeysa Ku Soo Booqdey Boqor Buurmadow..May 6.18

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi
Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu maanta jeelka weyn ee Hargeysa uu ku soo booqdey Boqor Buurmadow oo ku xidhan isla markaana ku xukuman Shan sanno oo xadhig ah .

IMG_B15AB1-306951-6E63E9-E1E00C-FD9762-54434B

Boqor Buurmadow ayaa uga mahad naqay xirsi Booqashada uu ugu yimid isaga oo maalintii shalay aheyd uu Xirsi dalka uu k dib ugu soo laabty