Sir Alex Ferguson oo xalaad caafimaad oo deg dega lasoo daristay ka dib markii Maskaxda Dhiig kaga furmay ( Brain Haemorrhage )..May 6.18

Xaalad culus ayaa lasoo deristay Macalin Sir Alex Ferguson oo ahaa Mucjiso soo martay Taariikhda Kubadda Cagta dunida.

Caawa ayuu galay qaliin degdeg ah ka dib markii Maskaxda Dhiig kaga furmay ( Brain Haemorrhage ) Waxaana xaaladiisa lagula tacaalayaa Qaybta Gargaarka degdega ah ( ICU )

Sir Alex Ferguson