DAAWO:Shiraaqle bussnies center oo soo kordhiyey adeegyo cusub … .09.06.018

9F02E3E9-A605-480C-A4A7-1252FE0FF422


Hadaanu nahay maamulka iyo shaqaalaha shiraaqle bussnies center waxaanu u heelanahay hadh iyo habeen u danaynta Bulsha waynta reer somaliland .
Waxaanu ugu bushaaraynaynaa bulshawaynta reer somaliland ee kala duwan in aanu soo kordhinay adeegyo cusub oo kala duwan
Munaasibada iidal fidriga awgeed waxaanu macaamiishayadii ugu bushaaaraynayanaa in aanu u samaynay qiimo dhimis 50%

Salaanmedia/Hargaysa