Daawo:Xil.xukun oo shaacisay in ay u taagantahay xubin golaha Baarlamka s/land ee 2019..22.06.018

 

Salaanmedia/Hargaysa

Xil.Saynab Xukun waxay kamid tahay Hormuudka Haween waynaha reer somaliland.iyada ooo xillal kala duwana ka soo qabatay xisbiga caddaalada iyo daryeela ee ucid.

iyada oo ahayd maddaxa kaambaynka xisbiga ucid ee Haweenka waddatashi badan markii ay samaysay eegtayna xaalada duruufeed ee dumarka reer somaliland waxay go,aansatay in ay isku soo sharaxdo doorashada baarlamanka ee fooda inagu soo haysa kana sharaxan Gobolka M/jeex, iyada oo kalsooni buuxda ka qabta in ay ku guulaysan karto sidoo kale xil.xukun waxay sheegtay in ay tahay qof qarran balse aanay ahayn qof qabiil kana doonayso taageero buuxda dhamaan bulsha waynta reer somaliland gaar ahaan taagerayasheeda