DAAWO:Imtixaanka Shahaadiga ah oo Saaka ka bilaabmay Somaliland iyo Tirada Ardayda u fadhiisatay

Hargeysa (SM)- Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Fasallada 4aad ee Dugsiyada Sare, ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabmay gobollada iyo degmooyinka Somaliland, iyadoo sannadkan ay u fadhiisteen ardaydii ugu tirade badnayd.

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax oo saxaafadda la hadlay ayaa faahfahin ka bixiyey tirade Ardayda saaka u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad iyo 4aad ee dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Dalka.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN

https://youtu.be/0jrm5me9VwM