SOOMAALIYA OO LAGA SAARAY LIISKA WADAMADA UGU AMAANKA XUN

| June 11, 2018

preview-355780DawrXydAA_0015

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Waxa la soo saaray liiska Tobanka Waddan ee ugu nabad galyadda darradan, kuwaas oo ay laga saaray Soomaaliya oo markii hore kaga jiri jirtay liiskaasi meelaha ugu horeeya.
Liiskan oo ay soo saartay hay’adda Hey’adda Globol Law and Order Index ayaa waxa ay tobanka wadan ee aduunka ugu amniga darrani ay u dhignaayeen sidan.
1. Sierra-Leone
2. Botswana
3. Dominican Republic
4. Mexico
5. South Africa
6. Liberia
7. Gabon
8. South Sudan
9. Afghanistan
10. Venezuela

Category: Warka