DAAWO: “Haddii Aanu Reer Sool Nahay Dagaalka Tuke-Raq Nalaguma War Gelin Dhulkana Anagaa Leh…” Cali Khaliif Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Ay Somaliland Ku Qaaday Deegaanka Tuke-raq

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ -Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa waxa uu sheegay in aanu garanayn sababta ay Ciidammada Somaliland ugu duulay deegaanka Tuke-raq iyada oo aanay reer Sool iyo Somaliland-ba heshiin waxaanu si adag uga hadlay colaadda ka taagan deegaankaasi ee u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland,

Halkan hoose ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=-BVDCh9MTcs