DAAWO: Khilaafkii Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxweyne Biixi Oo Sii Xooggaystay + Xoghayaha Golaha Dhexe Oo Difaacay Madaxweynaha, Jaamac Shabeel-na U Jawaabay

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Khilaafkii Xisbiga KULMIYE Iyo Madaxweyne Biixi Oo Sii Xoogaystay + Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa kana mida mudanayasha golaha wakiiladda , ahna gudoomiye ku xigeenka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE Oo Difaacaya Madaxweynaha, Jaamac Shabeel U Jawaabay,

Halkan hoose ka DAAWO