[Deg Deg] :- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley + [ Sawiro ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

36893571_1721462131300966_6808679579809480704_n

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

36859022_1721462207967625_57236714166419456_n

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka

36808315_1721462237967622_7943402457579651072_n

36895755_1721462351300944_6046935059343081472_n