Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarada Jaamacadaha Hargeysa Oo Taageero U Muujiyey Barnaamijkii Baadi Goob + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah ardeyda Jaamacadaha Hargeysa
oo habeenkii xalay aheyd dood cilmiyeed ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxaaay ka hadleen doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacdey iyo barnaamij lagaga hadley qaabkii ay doorashadaasi u dhacdey ee ay kominshanku u qabteen
Dhalinyaradan ayaa waxaa ay tageero balaadhan u muujiyeen Barnaamijkii Baadi Goob oo soo bandigay khaladad doorashadaasi dhacay , waxaana ay hanbalayo iyo dhiiri galin u direen soo saarihii barnaamijkaas Cabdirisaaq Terra

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=-ZKWTUhGwJg