DAAWO: “Baashe Cawil Waxa Uu Ahaa Qaran Dumis Sacad Waa La Mid Waxa Ay Ahayd In Isagana Xilka Laga Qaado….” Xisbiga WADDANI

Hargausa (Salaanmedia.com)_ Marwo Faadumo Siciid oo ka mid mas’uuliyiinta ugu sarraysa xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku hambalyaysay xilka qaadistii uu ka sameeyay wakiilkii Somaliland ee Imaaraadka Carabta Baashe Cali, waxaanay madaxweynaha ugu baaqday in uu xilka ka qaado wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire,

Halkan hoose ka DAAWO