Daawo Muqaal:Goormaa kuugu danbaysay Wariye Aadan Nuux Dhuule oo ka tirsanaan jiray Idaacada BBC Somali ..Waraysi xiiso badan..Aug 04.18

Daawo Muqaa:Goormaa kuugu danbaysay Wariye Aadan Nuux Dhuule oo ka tirsanaan jiray Idaacada BBC Somali ..Waraysi xiiso badan..Aug 04.18

Barnaamijka Arrimaha Bulshada ayaa waxaa todobaadkaan marti ku ahaa Wariyaha caanka ah ee Aadan Nuux Dhuule, oo in badan ka soo shaqeynayay Warbaahinta Soomaaliyeed. Wuxuu Aadan si gaar ah uga soo shaqeeyay RADIO Muqdisho IYO Laanta Af Soomaaliga ee BBC-da.

Waxyaabaha lagu xasuusto ayaa waxaa ka mid ahaa wareysiyo kala duwan oo uu la yeeshay qaar ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee Soomaalida, gaar ahaan wareysio uu la yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, General Maxamed Cali Samatar iyo Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.

Haddaba Barnaamijka Arrimaha Bulshada ayaan todobaadkaan ku wareysanay Aadan Nuux Dhuule si aan wax uga oggaano taariikh nololeedkiisa oo kooban.

Salaanmedia/London