Deg-deg: Khaatumo oo War Ka Soo Saartay Heshiiskii Ay Somaliland Kula Jirtay Iyo Madaxwayne Biixi Oo Eedo Culus Loo Jeediyey.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu eedeeyey inuu hor taagan yahay fulinta heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland. Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo ayaa sidaas sheegay.

Halkan Ka Daawo