[Deg Deg ]:- Madaxweynaha Jubland Oo Addis Ababa Ka Dagay Iyo Cida Uu La Saftey Xaalada Magaalada Jig Jiga + [Muuqaal ]

Jigjiga (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha maamulka Jubaland
Md Axmed Madoobe ayaa waxaa uu maanta ka degay magaalada Addis Abab Ee caasimada Itoobiya waxaana uu la filayaa in uu kulamo la yeeshay raysal waraaha Itoobiya isla markaana ay ka wada hadlaan xaalada magaalada Jig Jiga .
Madaxweynaha Jubaland iyo madaxweynihi hore ee DDSI ayaa isku qabiil ka soo jeeda taasina waa sababta uu arintan u soo dhex galay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=dbcNYVDMts8