[Deg Deg] :- Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo BBC La Hadley Shaciyey-na Halkuu Ku Sugan Yahay Madaxweynihii Iyo Sida Ay Wax U Socdaan + [Muuqaal ]

Jigjiga (Salanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada warfaafinta dawlad
deeganka Soomalida Itoobiya Idiris Ismaciil Cabdi ayaa waxaa uu goor dhaweyd wareysi siiyey idaacada Bbc-da .
Wasiirka ayaa waxaa uu ugu horeyn uu shaaciyey goobta uu ku sugan madaxweynihii oo warkiisa la la yahay waxaana uu cadeeyey in madaxweynuhu uu xafiiskiisii ku sugan yahay balse ay xabadu wali socoto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=WE60Qsk8Ur4